Guddoomiye ku-xigeenka Amniga degmada Kaxda oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho

Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Kaxda iyo Ilaaladiisa oo Qarax lagula eegtay Goordhaw Degmada Dharkeenleey ee M-Muqdisho.

Inta la Xaqiijiyay waxaa Qaraxa ku dhintay qaar kamid aheyd ilaaladiisa, waxaana uu dhwawac soo gaaray Abdinaasir oo ah Gudoomiyaha la Weeraray.

Ciidamo katirsan Dowladda ayaa Goobta gaaray, kuwaa oo halkaasi ka wada Baaritaano Xoogan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: