Wasiirkii u xirnaa dowladda oo gaaray deegaano kamid ah gobolka Gedo

Wararka aan ka heleyno degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhoweyd halkaas uu gaaray wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo saddexdii maalin ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Nairobi.

Wasiir Janan ayaa waxaa degmada Balad-xaawo si weyn ugu soo dhaweeyay maamulka degmada, saraakiil ka tirsan ciidanka maamulka Jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa kasoo ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya oo uu gaaray Jicmihii lasoo dhaafay, waxaana intii uu ku sugnaa Kenya la sheegay inuu la kulmay madaxweyne Axmed Madoobe.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s