M/weyne Farmaajo oo maanta Qaabilay wafdi uu hogaminaayey Suldaan Saciid Suldaan

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Mohamed A Farmaajo ayaa Maanta Qaabillay Wafdi uu hogaminaayo Suldaanka Guud ee Warsangeli ama Makhir Suldaan Saciid Suldaan iyo Wafdi la socday oo isugu jira Wasiro iyo Xildhinaanada ka soo jeeda Degaanka

Waxa Suldaanka iyo wafdigiisu ay  uso  bandhigeen Madaxweynaha

baahiyaha ka jira degaankaas ha ugu weynaatee Dariiqa Ceeldahir ceerigaabo

Waxa halkaas uu ku ballan qaaday Madaxweynuhu in uu dhamaystiraayo Inta ka hadhay Mashruucaas oo ah Madoobayntii  am  daamurkii iyo Wixii kharash ah oo ku baxaya waxan kullankaas ka muuqday is afgarad

4ce2ee17-2793-4ffd-a108-16168f56841339b19cb2-dfb9-4021-b41e-3554c60a31be

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s