RW Kheyre oo Xalay Madaxtooyada ku Casuumay Isimada Puntiland iyo kuwa dowlad deegaanka Soomaalida

Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Khaire oo Xalay casho sharaf u sameeyay Isimada dowlad gobaleedka Puntiland iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa sido kale waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobalka Babaadir, Xildhibaano Iyo Wasiiro katirsan Xukuumada.

Sido kale Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa bogaadiyay doorka dhaqanka ee horumarka bulshada.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s