Safiirka Qatar u fadhiya Somaliya oo qaabilay Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaam

Safiirka Dowlada qatar u fadhiya Somaliya Xasan xamsa ayaa manta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi Ballaadhan oo uu hogaminaayey Suldaanka Guud ee Gobolada Sanaag iyo Haylaan Suldaan Saciid Suldaaan Cabdisalaam

Suldaanka iyo safiirku waxay ka wada hadleen sidi mashariic Horumarineed looga hirgellin lahaa Somaliya gaar ahaan gobolka Sanaagiyo Haylaan

Mashariicdaas o uu ugu horeeyo siddii loo dhamays tiri lahaa Wadada Ceeldahir -Ceerigaabo  oo hadda inta badani diyaaru tahay siddi logu shubi lahaa Daamurkii

Safiirku wax uu ballan qaaday in mashariicdaas uu ka dalbaday Suldaanku wax ka qabanaayo unna gudbinaayo Dowladdiisa

Waxa kullanka goob joog ka ahaa wasiirka Qorshaynta iyo Iskashiga ee  dowlada Somaliya Wasiir Jamal M xasan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s