Madaxweyne Deni oo Shir Wadda tashi ku Baaqaay

DEG DEG :- Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay hareeraha kajoogaan intabadan xubnihiisa Golaha Wasiirada Puntland ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo hareer maray nidaamyadii lagu hashiiyey , waxaana uu tilmaamay in xukuumadiisu ay howl kadhigatay sidii ay ula dagaalami lahaayeen maamul Goboleedyada .

Madaxweyne Deni ayaa ku dhawaaqay in 15-3-2020 Magaalada Garoowe lagu qabanayo shirwadatashi , isagoona u yeeray dhammaan xubnaha labada aqal ee Puntland faderaalka kumatala iyo siyaasiyiinta si wadatashi looga yeesho xaaladda sii xumaanaysa ee Puntland iyo Faderaalka u dhaxeeya .

” Waxbadan ayaa madaxda Dawladda Faderaalka lahadalnay si howsha taagan loo dhammaayo balse aamuskayaga ayaa waxaa loo qaatay inaan waxa soconaya raali ka ahaano ” Ayuu yiri Deni .

Axmed

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s