Suldaan saciid Suldaan cabdisalan oo saaka Xafiisyadooda ku booqday Safiirada UK iyo Europe e Somaliya

Safiirka Boqortooyada UK u fadhiya Somaliya Mr. Ben Fender ayaa saaka Xafiiskiisa ku qaabilay  wafdigii uu hogaminayey Suldaanka guud ee Sanaag iyo Haylaan Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaam

Waxan uu Suldaanku kalla hadlay Safiirka siddii Mucaawinada u socota Goboladaas si toos ah loogu gayn lahaa oo aan Meelkalle usii Marin

Waxa kalle oo suldaanku kalla hadlaysidii looga qaadi laha  Cunaqabataynta la saaray Goboladaas ama waxa la yiraahdo Dispute area

Safiirku waxa uu ka ogolaaday Suldaanka Codsigaas waxa kalle oouu qaabilay Suldaanku safiirka Europe ee Somalia

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s