Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland ayaa si rasmiya u shaacisay, in la hakiyay dhammaan Shaqada Xafiisyada  Nootaayooyinka ee ka furan degaannada Puntland

Qoraal ka soo baxay Xafiiska wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta Puntland Cawil Sheikh Xaamud, ayaa lagu sheegay in la hakiyay shaqada Nootaayooyinka  ka furan Puntland, inta laga hubinayo habsami-usocodka shaqada xafiisyadaasi.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu wargeliyay, in Xafiisyada Nootaayooyinka ay mudda 7 cisho gudahooda ku yimaadan xarunta Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland.

Wasaaradda ayaa digniin ku bixisay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono ciddii ku imaan wayda wakhtiga loo qabtay.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s