Ciidamo katirsan Jubbaland oo ka baxay Ceelwaaq ayaa gaaray duleedka Baladxaawo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya in  Boqolaal ciidamo ah oo katirsan Maamulka Jubbaland oo ka yimid dhanka degmada Ceelwaaq oo gaaray duleedka Beledxaawo.

Ciidamadan oo ka baxay Ceelwaaq ayaa hada gaaray Xarumaha ciidamada Maamulka Jubbaland ee duleedka degmada Baladxaawo ee Gobalka Gedo.

Col.Cabaas Ibraahim Gurey oo ka mid ah Saraakiisha ugu caansan ee hor boodaya ciidamada Jubbaland ee xarumah ciidan.ka sameystay duleedka Baladxaawo.

Wuxuu sheegay Col. Cabas inuu aad uga murugeysan yahay in cadaw ay isku noqdaan Ciidamada Maamulka iyo kuwii dhamaaa ee Qaranka soomaaliya.

Corneelka ayaa kamid ah Saraakiishii horay Dagaalamayaaasha Al shabaab uga saaray inta badan deegaanada iyo degmooyinka Gobalka Gedo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: