Ciidamo Saakay lagu daayiyay Isgoysyada magaalada Kismaayo Iyo Afaafka Madaxtooyada Jubbaland

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Amaanka Caasimada Maamulkaasi la adkeeyay oo wadooyinka magaalada Saakay lasoo tubay ama lasoo dhigay ciidamo katirsan Jubbaland.

Sarkaal katirsan ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa sheegay Ujeedka ciidamadaasi lagu daayiyay hareeraha wadooyinka gala iyo kuwa ka baxay Madaxtooyada Maamulkaasi iney tahay Wafdi ka socda Mareykanka oo lagu wado inuu maanta gaaro magaalada Kismaayo ee caasimada KMG Jubbaland.

Wafdiga lagu wado inuu halkaasi gaaro ayaa waxaa hor kacaya Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo Taliyaha ciidamada Mareykanka ee loo yaqaano Africom.

Waxaa aad loo adkeeyay Saakay Amaanka Kismaayo Sacadaha soo socdana waxaa magaalada gaari doono Wafdigaaasi ka socda Dowladda Mareykanka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: