Xaflad lagu tageerayey Shirkii wada tashi ee u Ku Baaqay m/weyne S A Deni oo ka dhacday Galbeedka London

 

Waxa caawa oo bishu ahayd 12/02/20 ka dhacady galbeedka London Xaflad aad loo soo agaasimay oo kulmisay Dad aad u badan xafladaas oo ahayd mid lagu tageerayey shirkii wadda tashi ee uu ku baaqay madaxweynaha Puntland saed Cabdilahi deni

Sida ku caddayd khudbadii Madaxweynahu uu dhowaan ka jeediyay magalada Bosaso oo uu ku baaqay in shir wada tashi laysugu yimaado magalada garowe15/03/20

xafladaas oo ay soo qabanqaabisay Marwo Canab cali Cumar iyo Cabdilahi salah oo  ah laba qof o u taagan isu keenida Shacab waynaha Reer puntland

Waxa xafladaas lagu furay aayadaha quraanka karim ka ah intaas ka bacdina waxa billowday khudbadihii waxan ugu Horeeyey Eng Cisman Foodcade oo aad ugu dheraaday halka laga soo billabay Dhismihii Dowlad goboleedka Puntland iyo halka uu maanta maraayo iyo inta tacab la soo Gelliyay waxan uu aad ugu amaanay M/weyne Deni Shirka wadda tashi ee uu ku baaqay

Waxa kallo halkaas isna ka hadlay oday Omar adan oo isna ku dheraaday nabadgelyada Puntland ka jirta iyo Intii uu yimi M/weyne Deni isbedelka ka soo iftiimay Puntland

Dadka halkaas ka hadlay way badnaayeen waxayna dhamaantood aad ugu Hambalyeeyeen Madaxweyne Sacid Deni iyo Sida uu wax uga bedelay Puntland intii uu hogaanka u qabtay

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s