Maxaka jira in Wafdi uu hogaminayo Wasirka Maliyada Ethiopia uu Hargaysa ku suganyahay

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Maaliyada Faderaalka ee Itoobiya Axmed Shide ayaa hadda ka dagay magaalada Hargeysa, waxayna goor dhaw wada hadal gaar ah layeelan doonaan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay kala hadlayaan arrimaha ku saabsan Isbedelada geeska Afrika.

Wasiirka maaliyadda oo ay wehliyaan xubno katirsan Xaafiiska Raysalwasaaraha Itoobiya ayay kala hadlayaan Madaxweynaha Somaliland arrimaha ku saabsanaa wada hadaladii ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dhawaan dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Somaliland iyo Itoobiya oo ahayd dhexdhexaadiye.

Dhambaal gaar ah oo ka socda Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Cali ayaa la gaarsiinayaa Madaxweynaha Somaliland, waxaana dhambaalka uu xambaarsan yahay in sida ay uga go`an tahay Addis Ababa in ay dadaal weyn ku yeelato arrimaha gobalka.

Image result for ahmed shide

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s