Dowladda somaliya oo safiir cusub u magacowday dalka Turkemenistan

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay danjire cusub u magacowday dalka Turkemenistan, isagoona laga gudoomay warqadihiisa aqoonsiga.

Cabdullaahi Jaamac Maxamed (Ceydiid) oo ah safiirka dowladda Soomaaliya ee Turkiga ayaa loo magacaabay danjiraha cusub ee Soomaaliya ee dalka Turkemenistan.

Sidoo kale Safiir Ceydiid ayaa waxaa warqadaha aqoonsiga ka guddoontay Haweeneyda Guddoomiyaha ka ah Baarlamaanka Turkemenistaan Gulshat Sahyewna Mammedova.

Wakaalladda Wararka Turkmenistan ee Trend News Agency ayaa sheegtay in Cabdullaahi Jaamac iyo Haweenayda Gulshat Sahyewna uu kulan dhex maray, iyagoona kawaday xoojinta xariirka labada dal ee ku aadan dhinacyo kala duwan.

Ambassador Cabdullaahi Jaamac Maxamed ayaa noqonaya safiirka dowladda federaalka Soomaaliya u fadhin doona Turkiga iyo Turkeministan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s