Danjirayaasha dalalka Cummaan iyo Sudan oo la amray inay dalka ku soo laabtaan

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya ayaa amray safiirada dowlada soomaaliya ugaga wakiilka ah dalalka Cummaan iyo Sudan inay dalka ku soo laabtaan.

Safiiradan ayaa loo qabtya muddo afar cisho ah inay dalka ku soo laabtaan si wax looga weydiiyo khilaafka ka dhex jira safiirada iyo shaqaalaha safaaradda.

Safiirka Soomaaliya ee Sudan Maxamed Isaaq Ibraahim iyo la-taliyaha koowaad ee safaaradda Cusmaan Axmed Maxamed ayaa khilaaf sababay gacan ka hadal waxa uu ku dhex maray safaarada gudaheeda.

Hase yeeshee lama oga khilaafka u dhexeeya danjirayaasha iyo shaqaalahooda waxa uu salka ku hayo.

Halkan hoose ka aqriso qoraalada loogu yeeray safiiradan;

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s