Ethiopia oo War Kasoo Saartay Raali galintii M/Wayne Farmaajo ee Xasuuqii ka dhacay Somaaliland

Wasaarada Arrimaha Dibada Itoopiya ayaa War Kasoo Saartay Kulankii Isbuucii tagay Addis Ababa ku dhax maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo Iyo Madaxweynaha Soomaaliland.

Itoopiya ayaa sheegtay Kulanka labada dhinac inuu sameeyay isku soo dhawaansho iyo in Madaxweyne Farmaajo uu Raali galin ka bixiyo Xasuuqii Dowladii Siyaad Bare ay kula kacday Shacabka Gobalada Waqooyi gaar ahaan Magaalada Hargeysa.

“Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhaweeyay raali-gelin guud oo uu Madaxweyne Maxamed Farmaajo ka bixiyay xasuuqyadii Siyaad Barre. Madaxweyne Biixi wuxuu ugu sacabo tumay talaabadan inay tahay mid gaar ah oo taariikhi ah”

Dowladda Itoopiya ayaa Addis Ababa ku kulansiisay Farmaajo Iyo Muuse biixi, inkastoo kulankooda uu ahaa mid gaar ah oo saxaafada loo diiday.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: