Al-Shabaab oo Xalay Saddex Gudoomiye Mid Gowracay Labada kalena Xabad ku dilay

Dagaalamayaal la aaminsan Yahay Iney katirsan yihiin Mintidiinta Mayalka Adag ee Al-Shabaab ayaa Saddex Gudoomiye Waaxeedyo Xalay ku dilay gudaha Xaafad katirsan degmada Baardheere ee Gobalka Gedo.

Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa Kalsantv u Xaqiijiyay in Xalay xubno katirsan Al-Shabaab ay gudaha u galeen degmada Baardheere, halkaasina ay ku dileen ilaa Saddex Gudoomiye Xaafadeed.

Laba kamid ah waxaa la Sheegay Gudoomiyaashaasi in Xabad lagu dilay halka kan kalena la Gowracay.

Wali wax war ah kama soo bixin Mas’uuliyiinta Maamulka Gobalka Gedo gaar ahaan kan baardheere oo looga hadlayo dhacdadii ka dhacday halkaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: