Dagaal Ka dhacay Degmada Laasqoray

Wararka ka imaanaya degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaas dagaal kooban ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo Somaliland.

Dadka degaanka ayaa soo sheegaya in isku dhacaas ka dhex bilowday ciidamo ay kala hoggaaminayaan Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland  Cali Xuseen Soomaali iyo Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ugu magacaaban Somaliland Maxamuud Xaamud.

Wararka hordhaca ah ee laga helay Laasqoray ayaa xaqiijinaya in hal askari ku dhintay dagaalkaas oo si kedis ah ku bilowday balse weli faahfaahin dheeriya lagama hayo khasaaraha rasmiga ah. Askari gaas oo lagu magcabo Abdilahi H Aw yusuf oo ka mid ahaa Staffka Gudoomiye Ali H Somali Ilahay Ha u maxariistee

Labada dhinac ee Puntland iyo Somaliland midkoodna weli kama hadal dagaalka saaka ku dhexmaray degmadaas Laasqoray

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s