Al-Shabaab iyo Ciidamada Kenya oo ku Dagalamay Duleedka Gaarisa

Ciidamo katirsan Booliska Kenya iyo kuwa Al-Shabaab ayaa ku dagalaamay Saldhigg ku yaalla Duleedka Magaalada gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dhashay Khasaare aan la carabaabin, balse uu jiro khasaare labada dhinac kala gaaray oo aan wali la shaacinin.

Sarkaal katirsan Booliska Kenya ayaa sheegay in laga hor tagay Weerarkii Al-Shaabaab ee Saldhigga, inkasto dhanka Alqaacidda guulo ka sheegatay Dagaalkaasi.

Marar badan ayaa Dagaal wuxuu ku dhax maray Al-Shabaab Iyo Ciidamada Kenya gudaha dalkaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: