Ciidamo katirsan Dowladda Oo Xoog kula Wareegay Xarumo ku Yaalla Magaalada Caabudwaaq

Ciidamo katirsan Dowladda Soomaaliya oo ka cabanaya Mushaar la’aan ayaa la Wareegay Saldhigga Booliska degmada Caabudwaaq Iyo Xarunta Maxkamada Madaniga ee Magaaladaasi.

Dadka deegaanka ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay Sababta Ciidamadaasi ula Wareegeen Xarumahaasi iney tahay Mushaar la’aan ay ka cabanayaaan.

Wali  wax war ah kama soo bixin Maamulka degmada ama Taliska guud ee Ciidamada xoogga dalka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: