Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya oo dib ula Wareegay Saldhigga Booliska Guriceel

Ciidamada Nabad Sugida Dowlada Soomaaliya ayaa dib ula Wareegay Saldhiga Booliska Ee Dagmada Guriceel oo Saakay Ahlu sunna qabsatay.

Ciidamo katirsan Ahlu Sunna ayaa Dagaal kula Wareegay Dhowr Saacadood ka hor Saldhigga Booliska Guriceel, inkastoo markii dambe Dagaal looga saaray Ciidamadaasi qabsaday Saldhigga.

Saraakiisha ciidamada Xoogga ayaa Xaqiijiyay in gacan ku heynta Saldhigga hada ay joogaan ciidamo katirsan kuwa Nabad Sugidda Soomaaliya.

Wali Khasaare sax ah lama lama hayo marka laga tago ilaa 3 ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaalka dhax maray Dowladda Iyo Ahlu Sunna.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: