Madaxdii ahlusuna Macalin Mxamud iyo Sh Shakir oo Dowladda isu dhiibay

Hogaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sh Xassan iyo Sh. Shaakir ayaa isku dhiibey Ciidamada Dowlada Faderaalka

Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha qaybta 21-aad iyo saraakiil sare oo qaybta ka tirsan ay ka soo saarey xerada Inji kadib markii ay dalbadeen in laga joojiyo xabada .

Ciidamadii iyo gaadiidkii dagaal ee Xerada ku jiray kuwaasi oo ahlusuno lahyd ayaa iyaguna si buuxda ugu wareegay dhanka Dowlada .

Hada xaalku waa degan yahay oo ma jirto wax rasaas ah oo socota xeradii inji waxaa gudaha u galay Ciidamada haramcad iyo horgor X/G Abdiraxiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s