Maxaa ka Jira In Heshiis horudhac ah laga gaaray khilaafkii Xaaf Iyo Maamulka cusub ee Galmudug.

Warar hoose oo soo baxaya ayaa Sheegaya in heshiis horudhac ah laga gaaray khilaafkii Madaxweyne Xaaf kala dhaxeeyay Maamulka cusub ee Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in mardhaw la shaacin doono heshiiska labada dhinac.

Sido kale Cali Ciid ayaa Sheegay in dhinaca Ahlusunna wada hadalo la fureen, kaas oo meel fiican marayo, si hormar Wadajir jir looga gaaro mushkilada ragaadisay dhisida Maamulka Galmudug.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: