Kenya oo Ciidamo badan geysay Xuduud Beenaadka Labada Dal Iyo Dagaal laga Cabsi qabo

Dowladda Kenya ayaa Boqolaal katirsan Ciidankeeda oo dheeri ah ku daabushay Xalay gudaha Magaalada Mandheera ee Xuduud Beenadka Soomaliya Iyo Kenya.

Ciidamada Kenya ee la geeyay Mandheera ayaa xoojinaya ciidamadii hore ee ku sugnaa Gobalka, kuwaa oo Shalay lagu aamini wayay Sugida Amaanka Magaalada Mandheera iyo ilaa dhanka Xuduuda.

Shalay ayaa waxaa uu dagaal kulul ku dhax maray Baladxaawo Iyo Xad beenaadka labada dal, Dagaal u dhaxeeyay Dowladda Iyo Maamulka Jubbaland.

Dagaalkii Shalay ayaa Sababay Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo kala gaaray labada dhinac iyo qaar kamid ah Shacabkii dushooda lagu dul dagaalamayay.

Ciidanka Xoogga oo Shalay Jabiyay kuwa Jubbaland ayaa galay gudaha Saldhigg ku yaalla Mandheera oo ay joogaan ciidamo katirsan Booliska Kenya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: