Duqeymo la Sheegay in lagu dilay 130 Dagaalame oo katirsanaa Al-Shabaab

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Gantaalo lagu garaacay Xarun ciidanka Alshabaab ay kuleeyihiin Degmooyin katirsan Gobolka Jubada dhexe

Xubin katirsan Sirdoonka Dowladda ayaa Warbaahinta u Xaqiijiyay in Duqeyn socotay Sodon daqiiqo lagu burburiyay gabi ahaan Xarun Al-Shabaab ay joogeen.

Sido kale wuxuu sheegay Duqeyntaasi in lagu dilay 130 Dagaalyahan oo ku sugnaa Xaruntii Al-Shabaab ee lala dhacay ama lagu duqeeyay Madaafiicda Xoogan.

Dhanka kale duqeynta 2aad ayaa ka dhacdey Degmada Saakow waxaana halkaasi lagu duqeeyey dagaalamayaasha loo yaqaano (Jabhada difaca Bardhere), ciidankan ayaa lasheegey in ay qorsheynayeen in ay lawareegaan maalmaha soosocoda degmada Baardheere ee gobalka Gedo.

Wali wax war ah kama soo bixin Al-Shabaab oo looga hadlayo Khasaaraha la sheegay in la gaarsiiyay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: