Xaflad Sagootis oo ka dhacday Galbeedka London

Waxaa Habbeenkii Xallay ahayd ka dhacday Savana Restaurant’ oo ku yaala Galbeedka Magalada London Xaflad Saggootis oo laggu sii Sagootinasyey Abwaan Beldaaje Mohamed Mohamoud oo ku Sii Jeeda Wadankii Hooyo Kanna qayb Gellaya Shirka Wadda Tashiga ah oo uu ku baqay M/Wayne Saed A Deni

Waxana Xafladaas soo Abbaabushay Marwo Canab Cali Cumar oo Ah qof had iyo Jeer uu Wax Qabadkeedu ka Muuqdo Puntland dhinac a Horumarinta

Waxa xafladaas ka soo qaybgallay dad Magaca iyo Sharaf ku dhex leh Umada Somaliyeed Waxay a ku soo dhamaatay Duco loo sii Duceeyey

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s