59 Qof Oo U Dhintay Dettol Ay U Cabbeen Inuu Ka Difaaco cudurka Coronavirus

59 Qof Oo U Dhintay Dettol Ay U Cabbeen Inuu Ka Difaaco Coronavirus

K/Afrik. Wadaad ka mid ah kuwa Kiristaanka ee Dalka Koonfur Afrika ayaa Dad ugu yimid Kiniisadda uu Maamulo wuxuu waraabiyey Dariiraha loo yaqaano Dettol, taasina waxay sababtay Geerida 59 ka mid ah Dadkii cabbay.

Rufus Phala oo ah Baadari ayaa  63 Qof Waraabiyey Dettol, waxaana u Geeriyooday 59 Qof, halka Afartii kalena ay ku jiraan Xaalad khatar ah.

Wargeyska Kenya Today oo Warkan qoray ayaa sheegay in Rufus Phala uu Dadka u sheegay in Dareeraha Dettol oo sida Caadiga ah loo isticmaalo Nadaafaddu uu ka difaacayo Caabuqa Coronavirus, ka dibna ay cabbeen, taasina sababtay inay dhintaan 59 Qof, afar kalena ay galaan khatar Caafimaad-darro.

Booliska oo warkan xaqiijiyey ayaa wada baadhitaan Arrintan la xidhiidha, sida Wargeysku sheegay.

Dhacdadan naxdinta leh, ayaa ka mid ah kuwa ugu khatarta badan ee Adduunka ka dhacay intii uu dilaacay Caabuqa Coronavirus.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s