Diyaarada Flydubai Oo Laga Celiyay ama loo diiday Iney ka Degto Hargeysa

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Diyaaradda Flydubai ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo la sheegay saakay in laga celiyay in ay cago dhigato  garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa.

Qof Goobjooge ah ayaa Warbaahinta u Xaqiijiyay in Diyaarada ay waday Rakaab doonayay Hargeysa, balse dib ugu qasbanaatay iney Rakaabkii ay waday kula noqoto halkii ay ka timid oo aheyd Dubai.

Wali lama oga Sababta, balse arintan ayaa kusoo aadeysa Xili dowladda Soomaaliya ay Joojisay Dhamaan duulimaadyadii Caaalamiga ahaa ee Soomaaliya, inkastoo Soomaaliland aysan hakinin Diyaaradaha kaga imaanaya Dowladda Imaaraadka.

Soomaaliland Wali wax war ah kama soo bixin, Sido kale Halka Shirkada Flydubai dhankeeda aysan hadlin.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: