Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Sheegay Al-Shabaab Iney Ka Carareen kuntuwaareey iyo Sablaale

Saraakiisha Ciidanka Xoogga ayaa Sheegay Kooxda Al-Shabaab oo Xulufo la ah Alqaacidda iney bilowday  iney isaga baxaan Degmooyinka kuntuwaareey iyo Sablaale, kadib markii ciidanka xoogga dalka ay halkaasi ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kuwaasi oo ujeedkoodu yahay siddii Mintidiinta looga saari lahaa guud ahaan gobolka Shabeelaha hoose.

Ciidanka xoogga dalka ayaa nawaaxiga degmooyinka kuntu-waareey iyo sablaale ka bilaabay howlgalo ka dhan ah Alshabaab, kuwaasi oo inta badan haatan faarujiyay degmoyinkaasi, sida uu Idaacadda ku hadasha Afka Codka Ciidamada Qalabka Sida u sheegay S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo ku sugan deegaanka Janaale.

Taliyaha ayaa sheegay in Al-Shabaab ka carartay kuntu-waareey iyo sablaale ay gaareen gobolka Jubbada dhexe, ayna uga daba tagi doonaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: