Puntland oo ka jawaabtay eedeyntii Wasiiradda Federaalka ee kasoo jeedda Puntland

maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii shalay kasoo yeeray Wasiiradda dowladda Soomaaliya ee ku sugnaa Magaalada Garowe oo sheegay in Qodobadii kasoo baxay Shirweynihii Puntland ay kasoo horjeeddaan.

Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Cabdiraxmaan Dhamancad oo Warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa sheegay in aysan jirin saameyn ay ku lahaayeen Wasiiradda dowladda Shirka.

Waxa ay sidoo kale sheegay in tahay wax laga naxo hadalkii shalay kasoo yeeray Wasiiradda  dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Wasiirradu waxay kale oo sheegeen in safarka madaxweyne Deni ee Xamar uu keliya yahay gogol xaadhka shirka Puntland ku baaqday ee dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada.

Waxay sheegeen in madaxweyne Deni aanu wada-hadallo hadda la yeelanayn madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisal wasaare Kheyre.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s