Xildhibaan Mahad Salaad” MD Farmaajo Ayaa Ciidamo badan geeyay Hoyga Sh Shariif”

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qaadayo cawaaqibta ka dhalata Ciidamo uu sheegay in la dul geeyay Hoyga Madaxweynihio hore ee Soomaaliya Sh Shariif.

“Ciidamada Madaxweyne Farmaajo habeenadaan dul geynayay guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif waa dhiilo colaadeed oo aan laga fiirsan, cawaaqib xumada ka dhalatana mas’uuliyadeeda waxaa qaadaya Madaxweyne Farmaajo” ayuu yiri Xildhibaan Mahad Salad.

Saddexdii bari ee ugu dambeysay ayaa waxaa baraha bulshada la isla dhax marayay in Ciidamo xoogan la dul geeyay Hoyga Sh Shariif, kuwaa oo la sheegayay iney Weerari doonaan Guriga Madaxweyne Sh Shariif.

Wali Dowladda Soomaaliya kama aysan hadlin run ahaanshiyaha Waxa ka jira Ciidamadaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: