qofka 2-aad ee laga helay COVID-19 Magalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in qofkii labaad oo laga helay Coronavirus COVID-19, uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho.

Waxa ay sheegtay in qofkaas uu ahaa mid ka mid ah dhalinyaradii Saraakiisha ciidanka ahaa ee tababarka u aaday Talyaaniga oo dhowaan dib ugu soo laabtay Muqdisho.

Sida wararku sheegayaan, Sarkaalkan ayaa isaga iyo 3 kale la karantiilay markii labo todobaad ka hor ka soo dageen garoonka Muqdisho.

Wasiir Fowziya ayaa sheegtay in ka wasaarad ahaan ay qaadayaan talaabo kasta oo xanuunkan looga hortagi karo, iyadoo Shacabka u dirtay fariin ah iney guryohooda isaga nagaadaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s