Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Alle uga baryay in uu caafimaad siiyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Nuur cadde

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Alle uga baryay in uu caafimaad deg deg hah siiyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Nuur Xasan Xuseen “Nuur cadde” oo ku xanuunsan magaalada London ee cariga Ingiriiska.

Ra’iisul wasaaraha ayaa bartiisa ku qoray “Waxaan Alle ka baryayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo Ra’iisul Wasaarahii hore ee dalka, mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku xanuunsanaya London. Waxaan khadka teleefanka kula hadlay qoyskiisa aniga oo gaarsiiyay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin”.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s