War degdeg ah: Qarax ka dhacay magaalada Garowe oo qasaara geystay

.

Qarax ayaa goor dhaweyd ka dhacay magaalada Garowe. 

Qaraxaasi ayaa la sheegayaa in lala beegsaday guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi oo dhaawac culus uu qaraxaasi ka soo gaaray.

Sida oo kale waxa qaraxaasi dhaaawac uu ka soo gaaray 2 qof oo kale oo midi yahay taliyihi hore ee qaybta gobolka nugaal Faaraxa Galandoll.

Waxaana dadki qaraxaasi ku dhaawacmay uu ka mid yahay guddoomiyaha la geeyey Isbitaalka Garowe.

Hase yeeshee, ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay qaraxaasi iyo cid loo qabtay toona.

Wixi qaraxaasi ka soo kordha halkan kala soco.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s