Raisal-wasaarihii Hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo Geeriyooday.

Ra’iisulwasaarihii hore ee dawladdii KMG ahayd Soomaaliya, Col, Nuur Xassan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa la xaqiijiyey in uu geeriyooday, waxaana wararku sheegayaan in uu tan iyo 17-kii bisha March uu xanuunsanaa, waxaana u geeriyooday saacad ka hor xanuunka Corone-Virus, sida ay sheegayaan qaar kamid ah Eheladiisa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s