Madaxweyne Waare oo xaqiijiyay inuu is Karantiimeeyey

Madaxweynaha maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa rasmi ah u shaaciyay inuu muddo toddobaad ah ku jiro karantiil la xiriira cudurka Coronavirus.

War qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ayuu ku yiri: “Ilaaheey uunbaan xanuunsan. Balse OK ayaan ahay. Toddobaadkii tegay ayaan doortay inaan is karantiilo ayada oo ay iga tahay taxaddar iyo inaan tusaale u noqdo dadkayga. Waan sii wadi doonaa inaan sidaas sameeyo si la mid ah dadka.”

Soomaaliya ayaa waxaa ku sii kordhaya cudurka corona Virus

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s