Tacsi Geeri Naxdin leh Profisor Abdilahi Haji Ayan oo Melbourne ku geeriyooday

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayna qaraabadii ehelladii iyo Intii uu ka Geriyooday Abdilahi Haji Ayan o kun Geriyooday wadanka Australia

Alla yarxama marxuumku waxa uu ka mid ahaa Macalimiintii ugu horeeyey ee Lixdamaadkii ka hirghelliyay Tacliinta wadanka Somaliaya waxa uu ahaa Macalin arday Badan wax baray Dugsiyo Badan oo dhinaca waqooyiga Soamliya ahna ka soo shaqeeyey illa lixdanka akhirkiisii ka bacdina waxa barasho uu aaday wadanka Australia halkaasn uu ku dhamaystay Tacliintiisii Jamacadeed illa PHD

waxa uu dib ugu soo noqday Somaliya sanadkii 74 inkastoo uu la qabsanwaayey Nidaamkii wadanka xilliga xukumaayey waxa uu isla sanadkaas dib ugu noqday wadanka Australia halkaas oo uu bare jamacadeed ka noqday illa uu uu ka gaadhay Hawlgab Alla yarxama marxuumku waxaan uga tacsiyadaynayanaa Xaaskiisii iyio caruurtiisii

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s