Maxay ku heshiiyeen Axmed Madoobe, Xidig & Seerar, Qodobada ugu muhiimsan

Ugu danbeyn Heshiiska ayaa la gaaray is heysigii Siyaasadeed ee ka jiray Jubbaland, waxaana si wadajir ah hadda saxaafadda ula hadli doona Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Cabdinaasir Seeraar oo sadexduba horey iskugu hayay arrimaha doorashooyinka ee Jubbaland.

Sadexda masuul oo hadda wariyayaasha kula hadlaya magaalada Nairobi ayaa hoosta ka xariiqay Midnimada Jubbaland, waxayna sheegeen in isbedeladii dhacay iyo waxyaabihii kala duwanaa ay wadajir uga shaqeynayaan sidii looga gudbi lahaa, taas oo ahayd caqabad taagneyd.

Maalmo dheer oo ay garwadeen ka ahayd heshiiskooda dawladda Kenya oo dhexdhexaadiye ahayd ayaa lasoo afjaray, qodobada heshiiska ayaa kala ah Warsidaha PuntlandTimes, wuxuu helay qodobada saldhiga u ah heshiiska ay sadexda dhinac gaareen, waxayna kala yihiin lix qodob oo ay ka dhalanayana faahfaahino kala duwan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s