Taliyihii ciidanka Madaxtooyada Puntland oo is-casiley

Col. Barkhad Cabdullaahi Yusuf ayaa maanta ku dhawaaqey in uu iska casiley xilkii uu ka hayey Puntland ee Taliyaha ciidanka ilaalada Madaxtooyada Puntland.

Col. Barkhad wax faahfaahin ah kama bixin sababta uu isu casiley, Horseed Media ayaa ogaatey in sababta ugu weyni ay tahay wada shaqeyn xumo muddo soo jiitameysey, taas oo u dhexeysey ilaa madaxweynaha ilaa qaar kamid ah shaqaalaha hoose ee Madaxtooyada.

Col. Barkhad oo ah nin dhaliyaro ah ayaa leh tababar iyo aqoon dhanka Milteriga ah, waxanaa Madaxweynaha Puntland bilowgii 2019 u magacaabey taliyaha ciidanka Madaxtooyada

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s