Roob dabaylo wata oo ka Da’ay Degmada Badhan

Roob dabayl wata oo Galabta Badhan ka Da’ay ayaa jiingadii ka qaaday Guryo.

Sidoo kale Qaybta TBda ee Cisbitaalka Guud ee Badhan ayaa uu roobku Saqafkii sare ka qaaday.

Majirto khasaare kale oo uu roobku geystay marka laga reebo dhaawacyo fudud oo soo gaaray qaar ka mid ah dadka uu guryahooda saqafka ay ka qaaday dabayshu iyo guryo dumay oo aan badnayn.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s