Waxaan halkan tacsi ugga dirayaa Qoyskii Qaraabaddii iyo Eheliyaddiii uu ka Geeriyooday Marxuum Mohamoud Sugule Mohamoud oo ku Geeriyooday Waddanka Sudan Magaladiisa Khartoum
Marrxuumku Wuxuu ahaa nin Alla ka Cabdi badan sadaqadana aad ugu Fiican ummaduna ay ka Amaan Hesho Waxaan illahay uga Baryaynaa in uu Janaddii ka Warasbiyo