قال تعالى :”يا ايتها النفس المطمئنه ارجعي الي ربك راضية مرضية فادخلي في عبادي وادخلي جنتي
Waxaan halkan tacsi Uga dirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Dhamaan umada Somaliyeed Geeridii Naxdinta lahayd ee Maanta ku Timi Marxuum Hasan Mohamoud Isman oo ku Geriyooday Magalada Hadaftimo oo ka titrsan Gobolka illahay waxan uga baryaynaa in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo Marxuumka