Ma dhinte wa illahay waxa xallay o bishu ahayd 25/05/20 ku geriyooday magalada London Macalin Hasan farah oo ahaa nin ay ummadda soamliyeed aad u taqaano Dhinaca Sportiga dhinaca Macalinimada iyo Arimaha Bulshada waxan halkan tacsi uga diraynaa Dhamaan shacabka Somaliyeed khaas haan reerkiisii Caruurtiisii iyo xaaskiis dhowaan waxaan iddiin soo gudbin doonna tariikh nololeedkiisii oo dhan hadana waxan leenahay illahay Janatu fardowsa ha ka warabiyo
Tacsi Hasan farah Mohamed
