Bismilah
Soomaaliya Ilaahayow u roonow
Burburkii wax walba waa la arkay
Waxaa la arkay gooni-goosad, dawlad diid, qabyaalad, saxaafad xumo iyo biniaadamkii oo macnihii ka dhamaaday. Bal hada arintaan ma war baa ma wax lala yaabo baa. Bal maxay tahay. Dad ku leh yaanu raacnaa oo na qaadanaya. Hase yeeshee aan sheegin haba yaraatee mabaadi ay iyagu aaminsanyihiin, tusaale ahaan ma gooni goosad bay rabaan ma waxay rabaan dalkoodii Soomaaliya ma waxay rabaan maamul beeleedka garoowe. Yacni waxay muujiyeen oo tv la soo istaageen anagu ma kala jeclin siyaasadaha kala duwane waxa rabnaa mushahar meel aan ka helno. War dadkii waxbaa ku dhacay

LikeLike