Kullan Badhan ka dhacay o loogga Arinsanasyey Dardar Gellinta Dariiqa Ceeldahir-Ceerigaabo

Kulan ay yeesheen waxgaradka, aqoonyahanka iyo bulshada gobalka Sanaag, ayaa looga wada hadlay halka uu ku dambeeyey mashruuca dhisaha wadada Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo.

Waxay walaac ka muujiyeen meesha uu ku baxay,dhaqaalihii faraha badnaa ee galay Mashruuca wadada (Ceeldaar-Ceerigaabo), wajigii koowaad uu khasaare ku dambeynayo, haddii aan deg deg wax looga qaban.

Baarlamaanka Puntland waxay ugu baaqeen in ay deg deg dib ugu eegaan mashruucii halka uu ku dambeeyey, DF Soomaaliya ugu baaqeen in ay si wadaniyad ku jirto uga soo jawaabto baaqyadii u dambeeyey.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s