Maamulka Puntland oo is hortaagay banaanbax lagu taageerayay DFS oo ka dhicilaha Degmada Xingalool

Maamulka Puntland ayaa is hortaagay maanta banaan bax la doonayay in lagu taageero dawlada federaalka ah ee Soomaaliya.

Banaanbaxan oo ka dhacay degmada Xiingalool ee gobolka Sanaag, ayaa waxaa dadkii shacabka ahaa ee banaanbaxa dhigayay is hortaagay ciidamada booliska ah ee maamulka Puntland.

Ciidamada booliiska ee maamulka Puntland, ayaa kala eryay shacabkii dhigayay banaanbaxa kuwaas oo doonayay in taageeradooda ay ugu muujiyaan madaxda dawlada Soomaaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s