Magacyada Guddiga farsamada ee Federaalka u metelaya waddahadalads Somalia iyo SL

Akhri Liiska guddida farsamo ee Dawladda Federaalku u astaysay inay Somaliland kala xaajoodan arrimaha masiiriga ah ee dhab u heshiisiinta Dawladda Federaalka ah iyo Somaliland.

1: Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS, Mudane Cabdi Maxamed Sabriye.

2: Wasiirka Was. Batroolka iyo Khayraadka DFS, Mudane Abdirashiid Mohamed Ahmed.

3: Wasiir kuxigeenka Wasaarada Dastuurka DFS, Mudane Hussein Abdi Elmi.

4: Gudoomiyaha Gudida Madaxa banaan ee fulinta iyo dib u eegista Dastuurka DFS, Mudane Mohamed Dahir Farah.

5: Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud.

6: Xildhibaan, Garyaqaan, Marwo Maryan Cariif Qaasim.

7: Mudane Balaal Maxamed Cusman.

La taliye sare & Wakiilka Madaxweynaha ee arrimaha geeska.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s