Puntland oo Qaadacday Shirkii Madaxweyne Farmaajo Ku Baaqay

Dowlad goboleedka Puntland ayaa qaadacday ka qeybgalka shirkii dhowaan uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo in ay isugu yimaadan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, si ay uga wadahadlaan doorashada dalka ee 2021-ka.

Wasiir warfaafinta maamulkasi Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-Cadde) ayaa sheegay in aysan ka qeyb gali doonin shairkaas, balse ay taageersan yihiin baaqii aqalka sare ee ahaa in labada dhinac ay ka tashtaan doorashooyinka dalka ku soo wajahan

Lama oga sababta ka dambeysa in dowlad goboleedka Puntland ay ka hor timaado shirka sedex geesoodka ah ee uu ku baaqay madaxweynaha, iyadoo ay xusid mudan tahay in horay Puntland ay u qaadacday wadahadallada dalka Jibouti uga furmay Soomaaliya iyo Somaliland.

Goobjoog News

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s