Markab U Raran Ganacsato o Sida Damur o Caawa ku soo Xidhay Bosaaso

Markab Caawa ku soo xidhay Marsadda Bosaaso oo Sidda Daamur Ay leeyihiin Ganacsato Reer Bosaaso ayaa Waxa lagga dhigay in uu Yahay Daamurkii Wadada Ceeldaahir

Dadka Dacaayaddas wadda waa Dad rabba in ay is hortaagaan Dhaqaalihii Lagga Rabey in ay Bixiyaan Dadka Reer Sanaag waxana ay yiraahdeen Daamurka Waxa bixiyay Dowlada Puntland

Haddaba Waxan leenahay Markabkaasi Waxa uu Sidda Sadex kun oo Foosto Dariiqa Ceeldahirna Waxa uu u baahanyahay illaa Todobastan kun oo foosto ama 5Milion oo Dolar waxana laga yaabaaa a in Sadexdaad kun ay iibsadaan Guddida Waddada Ceeldaahir

Si ay wax ugu sii billaabaan waana illa 5Km Daamurkeeddi

Haddaba Waxa Muhim ah in Shacabka Reer Sanaag ay U Hagar baxaan siddii Dariiqaas loo Hirgellin lahaa oo Jeebkoodda ugu Xisaabtami lahaayeen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s