Kulankii golaha shacabka oo furmay iyo laba ajende oo la hor geeyay xildhibaanada

axaa goor dhaweyd furmay kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Kulanka oo ah kii 6-aad ee kalfadhigan 7-aad ayaa waxaa shir guddoominaya, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah ka doodista xeerarka metelaada gobolka Banaadir iyo kan kuraasta gobollada Waqooyi ee Somaliland.

Illaa 167 Xildhibaan ayaa soo xaadirtay kulanka maanta oo hadda ka socda xarunta Villa Hargeysa, waxaana socota dood ku saabsan xeerarkaas labada ah oo la hor geeyay, kuwaas oo ay soo diyaariyey guddiyada wadajir ah ee labada Aqal ee baarlamaanka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s