Waxa Shir Isugu yimi Magalada Burco Jalliyadda Reer Makhir ee Magalada Burco Shirkaas oo u jeeddadiisu Ahayd Siddii ay ugga qaybqaadan lahaayeen Mashruuca Qof iyo Foosto oo hadda Ololihiisu Socdo
Waanna Mashruuca Dariiqa Ceeldahir Ceerigaabo oo Hadda la rabbo in Si iskaashi ah loo Saaro Daamurka
Odayaasha Shirkaas isugu yimi Waxa ay ka wadda Hadleen Siddii ay kaalintoodda ugga qaadanlahaayeen Mashruucaas Waxanna ay Magcaabeen Guddi Waxayna Ballanqaadeen in wixii itaalkoodda ah aysan ka hagrandoonnin Mashruucaas waxayna u balladen Shirar kalle
Waxana Shirkaas ka hadlay odayaal ay ka mid yihiin Cabdicasiis Guribar Shiikh Mohamoud A Hiirad Ganacsade Hasan Farh Bile Eng Hasan Doonyale.GashanleYusuf Ahmed Yusuf yare ganacsade Khadar Jaje ganacsade C/salan Cisman Bulqas